Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Dowladda Jubbaland Mudane Ayaanle Xuseen Maxamed ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha keydka shidaalka ee ku yaalla Magaalada Kismaayo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya