Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa kormeer ku tegey qaar kamid ah xaafadaha Kismaayo oo ay saameeyeen roobabkii saacadihii u dambeeyey magaalada ka da’ayay.
Wasiirka oo uu kormeerkan ku wehelinayey Guddoomiyaha xafaadda Calanley ayaa mid mid u galay guryaha, isagoo shacabkii ay saamaysay Fatahaadda El-nino la qaybsaday dhibta.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya