Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeer ku tagay Deegaanka Buulo-guud ee Waqooyiga Kismaayo.

0
153

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-24 Saac ee u danbeeyay waxaa Deegaanka Buulo-guud ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ku soo Qul-qulaya dadka ka soo Barakacaya Fatahaada Wabiga Jubba ee uu ka saameeyay Deegaanada Waqooyi ee Degmada Kismaayo.

Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud iyo Guriyenta Jubbaland iyo Masuuliyiin ka kale ayaa booqasho ugu tagay dadka tabaaleysan si ay ugu kuur galaan xaaladooda nololeed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya