Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Jubbaland oo iskugu jira labada gole ee Dowlada ayaa Deegaanka Buurgaabo kulan kula qaatay Shacabka Magaalada iyago ka dhageystay cabashooyinka la xidhiidha arimaha Bini’aadanimda sida Ceelasha Biyaha oo uu Deegaanka Buurgaabo ku tiisan yahay.
Qaar kamid ah Dadka Deegaanka oo Masuuliyiinta uga warbixiyay xaalada Deegaanka ayaa uu sheegay in Deegaanka Buurgaabo uu yahay Deegaan ay ku nool yihiin Dad danyar ah uu baahan in wax laga qabto xaaladooda nololeed.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya