Masuuliyiin ka tirsan Hiirshabelle oo kormeer kutagay kanaalo laga dayaca tiraayay Tuulada Gunbe

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Dowlada Hirshabelle Mudane Maxamed Bashiir Qaasim oo uu wehelinayo iskuduwaha Wasaarada Beeraha ayaa kormeer ku tagay kanaalka Gunbe.

Kanaanlka ayaa ku waraabiya beeralay aad u tiro badan waxaana maalmahan ka socday dayactir aad u Balaadhan sida buundooyinka iyo qodiska kanaalka.

Kormeerka markuu soo idlaaday kadib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay enjineerka gacanta ku hayo kanaalka iyo gudiyada kanaalada iyagoona kawarbixiyay sida ay shaqada u wadaan.

Fadowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa