Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeer ku tegay beeraha ku yaalla Degmada Balanballe.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda beeraha iyo warabka Galmudug Farhiyo Jeedi Shire oo ay wehelinayan qaar kamid ah iskashatada Beeraleyda Degmada Balanbale ayaa si wada jir ah kormeer ugu sameyeey qaar kamid ah beeraha wax soo saarka ah ee ku yaala gudaha Degmada Balanbale iyo Deeganada Hoos yimada.

Wasaaradda Beeraha iyo Warabka Galmuduga ayaa mudoyinkii ugu dambeyay dadaal xogan ugu jirtay horumarinta beeraha galmudug gaar ahaan kuwa balanbale, Iskuduwaha Wasaaradda beeraha iyo warabka Galmudug Farhiyo Jeedi Shire ayaa beeraleyda ku boorisay in ay wax soo saar sameyaan.

Naxwo Axmd Kadiye.ayaa fah-faahineysa