Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Jubbaland oo kormeer ku tagay Iskuulka Deegaanka Raaskamboni.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xubno ka tirsan labada gole e Dowladda Jubaland oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Raas-kaambooni ayaa booqday Iskuulka Deegaaankaasi oo uu ka muuqdo bubur, xubnaha labada gole ayaa kulan la qaatay Ardayda iyo Maamulka iskuulaka.

Maamulaha iskuulka Deegaanka raas-kambooni ayaa kawarbixiyay baahiyaha kajira iskuulka isagoo codsaday in wax la qabto baahiyahaasi.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya