Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay bandhigga ganacsiga Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo bandhigayay Carwo ganacsiyeedka Soomaaliyeed oo ka Furmay Magaalada Muqdisho.

Injineer Cabdisataar Cabdullaahi Carab oo ah Guddoomiyaha Bandhiga Ganacasiga Soomaaliyeed oo ugu Horeyn ka hadlay Munaasabada ayaa waxaa uu kawarbixiyay ujeedada Bandhiga.

Guddoomiyaha Rugta Ganacasiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Cabdikariin ayaa waxaa uu dhiirigaliyay Bandhiga Ganacasiga Soomaaliyeed waxaana uu tilmaamay in Ganacasiga dalkeena uu muhiim u yahay sidii loo soo nooleyn lahaa Carwadii Qaranka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya