Masuuliyiin ka tirsan DFS oo gaaray Degmada Marka.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboledka KGS iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray Magaalada Marka ee Caasimada Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay si diiran ugu soo dhaweyeen qaybaha kala duwan ee bulshada Maamulka Degmada uu hor kacayo duqa Magaalada.

Masuuliyiinta ayaa Magaalada u tagay kormeerka Mashaariicyada Horumarineed ee socda iyo kuwa soo gabagaboobay ee la qorsheenayo in dhawaan la daahfuro.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa