Mashruuca tayaynta calafka xoolaha Gobolka Sanaag ee Somaliland oo xariga laga jaray.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somaalind Dr Axmed Cali Maax ayaa si wada jira xariga uga jaray Mashruuca weyn ee tayaynta calafka xoolaha ee Gobolka Sanaag.

Waxa ka qeyb galay madasha xarig jarka mas’uuliyiinta Gobolka Sanaag iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta wasaarada Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somailand iyo marti Sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya