Mashruuca Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo laga daahfuray Magaalada Baydhabo.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa  lagu daahfurey mashruuca nidaamka Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo iska kaashanayaan wasaaradaha xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ee dowlada federaalka Soomaaliya.

Furitaanka Nashruucaan ayaa waxa ka  soo qeyb galay wasiirada wasaaradaha  saamiga ku leh mashruuca, xilhibaano iyo qaar kamida agaasimayaasha wasaaradaha.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa kawarramaysa