Mashruuca Kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadweynaha ee Soomaaliyeed oo laga daah furay Muqdisho.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadda Daah-furka Mashruuca Kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadweynaha ee Soomaaliyeed oo ah mashruuc ay qabto Wadaradda Maaliyada XFS ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadaha Dowlad Gobaleedyada xubno kalaa socday hay’adaha iyo Wasaradaha kala duwan qaar kood Wakiilo ka socday Beesha caalamka iyo xubno kale ayaa ka qab galay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarbixiyay