Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Shiniile ayaa lagu qabtay munaasabada xariga looga jarayay Dhismaha mashruuca kaydka biyaha Degmadaasi.
Madasha xariga looga jaray Dhismaha mashruuca kaydka biyaha Degmada Shiniile ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Shiniile, injineero, Odayaal , Haween, iyo Gudoomiyaha Gobalka Siti.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya