Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo lagu daah furayay Mashruuca kala korinta ubadka iyo daryeelka Hooyada uurka leh ayaa ka qabsoontay Degmada Gursum gobolka Faafan ee Dowalad deegaanka Soomaalida iyadoo loogu talagalay inay ka faa’iideeystaan Haweenka gobolkaasi.
Mashruucaan ayaa waxaa iska kaashanaayo Xafiiska Caafimaadka gobalka faafan iyo ha’yadda qaramada midoobe ee UNFPA.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa