Mashruuca Iftiinminta Magaalada Boosaaso oo la Daah-furey.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada bosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa waxaa laga daah-furey mashruuca iftiiminta iyo bilic soo celinta Degmada oo ay ka faaideyteen ilaa iyo 10 wado oo ka Mid ah wadooyinka halbowliyaasha u ah magaalada si ay ila jaanqaado Caasimahada kale ee magalooyinka dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa