Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Oodweyne ayaa lagu dah-furay Mashruuca Horumarinta Tayeynta Waxbarashada Dugsiyada Soomaaliland
Mashruuca ayaa Fulintiisa iska Kaashaday Wasaarada waxbarashada iyo Baanka Adduunka ayaa ah mid lagu Tababaraayo Macalimiinta iyo Maamuliyaasha Dugsiyada
Ugu horeyn ayaa waxa kulanka fafaahin ka bixiyay Masharuuca Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada, Horumarinta iyo Seyniska Cali Dhuux Cabadi Yuusuf.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa