Mashruuca Horumarinta Dadka Barakacayaasha Oo Boosaaso Lagu Dah-furey.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Barri ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu Dah-furay Mashruuca Saameynta oo ah Mashurac wax badan looga qaban doono nolosha dadka Barakacayaasha ee ku nool Bosaaso, gaar ahaan kor u qaadida iyo Xal u helida Barakacayasha,Furitaanka ayaa waxa kasoo qeyb galay Maamulka Magaalada Odiyaasha iyo Hay’adaha u dooda Xuquuqda Barakacayasha.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya