Mashruuca dhisidda Nabadeynta Bulshada Oo laga Dah-furey Xudur.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo daahfurey mashruuc ku saabsan dhisidda Nabadda oo socon doono muddo 12-bilood ah kaasoo ay soo qaban-qaabisey Bay Women Association Network oo kaashaneysa Hay’adda ACTED.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa