Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda shaqo Galinta Somaliland Injineer Cali Xoor-xoor ayaa Magaalada Hargeysa ka Daafuray Mashruuca Daryeelka Bulshada Baahiyaha Gaarka Qaba Iyo Caruurta.
Waxa ka qeyb galay daahfurka mashruucan wasaarada caafimaadka Wasaaradda arimaha bulshada qoyska iyo shaqada iyo marti Sharaf kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa