Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa XFS Xasan Maxamed Xuseen ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah furay Mashruuca adkeysiga calafka Xoolaha iyo Cuntada Xoolaha ee Africa oo ay daah furtay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS.
Daah furka Mashruucan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Dowlad Goboleedyada Dalka Hay’adaha ka shaqeeya arimaha Horumarinta Xoolaha iyo marti Sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya