Mashruuc muhiim u ah Jubbaland oo laga daah-furay Magaalada Kismaayo.

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland Mukhtaar Macalin Daa’uud ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc muhiim u ah Jubbaland kaas oo inta uu socdo garab istaag loogu muujin doono dadka danyarta ah iyo kuwa u nugul dhibaatooyinka mararka qaar dhaca.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya