Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay kulan rasmi ah oo lagu daah-furayay mashruuca isku dhafka ah ee gargaarka iyo nafaqeynta bulshada danyarta ah ee ku nool Degmooyinka iyo Deegaanada kala duwan ee Jubbaland.
Mashruucan ayaa ah mid lagu doonayo in lagu mideeyo adeegyada gargaarka iyo kuwa nafaqeynta si loo helo xal waara oo wax looga qabanayo baahiyaha aas-aasiga ah ee ay qabaan bulshada nugul.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya