Mashruuc lagu nafaqeynayo carada oo laga bilaabay Deegaanka Waaylo koriye ee Soomaaliland.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka Iyo isbedelka Cimilada gobolka Saraar ayaa Deegaanka Waylo Koriye ka bilawday Mashruuc lagu Nafaqaynayo Ciida loogana faa,idaysanayo Biyaha Roobka si loogu faaideysto waqtiga jiilaalka

furitaanka Mashruucan ayaa waxa ka qeyb galay ma’uuliyiinta Wasaaradda Deegaanka Maamulka Gobolka Saraar iyo kan Deegaanka Waylo Koriye.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa