Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Cafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr-Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka Hooyada iyo dhallanka tayeysan oo loogu talagalay dadka nugul iyo dadka ku barakacay gudaha dalka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya