Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Bosaaso ahna wasiir ku-xigeenka wasaaradda Qorshaynta Maamulka Puntland Xasan Cabdalla Xasan iyo Masuuliyiin kale ayaa si wadajir ah Xariga uga jaray Mashruuca horumarinta biyo balaarinka deegaanka tasjiic ee hoos yimaada degmada Boosaaso.
Ujeedka mashruuca ayaa ku sabsana sidii loo hormarin laha hagajinta biyaha Agasimaha howlgasha guud ee downlad hoose boosasa Mohamed jaamac ayaa hadla hirgalinta mashruuca biyo galinta Deegaanka tasjiic.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya