Mashruuc Lagu Horumarinaayo Nidaamka Cuntada dalka oo Ka Furmay Dhuusamareeb.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo hadafka laga leeyahay ay tahay sidii dalka loogu Horumarin lahaa nidaamka cuntada Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo beeraha Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug kaas oo ay ka faa’iideysan doonaan Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Deegaanadaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa