Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Dhagax dhigay dib u dhiska Waddada laamiga ah ee isku xirta degmada Guriceel iyo caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb, taasi oo lagu dhisayo iskaashiga Dowladda iyo Shacabka Galmudug.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya