Mashruuc lagu daaweeyo xoolaha oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha ee maamulka Jubbaland Maxamed Nuur Cali ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabogabeeyey mashruuca SCRP oo ah mashruuca lagu daaweeyo xoolaha.

Inta uu socday mashruucan ayaa waxa ka faaidaystay xoolo dhaqatada deegaanka kuwaas oo Xoolohooda ugu helay baaritaan iyo daawooyiin.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya