Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo ay daah furtay Hay’adda IMC oo ka howlgasha Gobalka Shabeellaha dhexe isagoona kaalin weyn ka qaadan doona samata bixinta qooysaska ku barakacay Fatahaadaha Wabiga iyo daadka ka dhashay Roobka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya