Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan Kusaabsan Nabadaynta iyo Xasilinta Digniinaha Qatarta iyo Wacyi gelintooda ayaa Waxaa Kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin katirsan Dowlada KGS Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Xildhibaan Mas’uuliyiin Ka kala Socotay Wasaaradaha Amniga, Arimaha Gudaha iyo Haweenka KG iyagoo halkaasi ku biiriyey aragtidooda ku saabsan Mashruucan iyo Muhiimada uu Bulshada u leeyahay.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya