Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan guud oo looga hadlaayey baahiyaha Dadka reer xudur iyo sida dadk uga faaideysan karaan Mashruuca Talo Wadaag ayaa lagu qabtey degamda Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool , Bulshada Xudur ayaana lala wadaagey Faafaahinta Mashuuca Talo-wadaag iyo Ujeedka Guud oo ah isku xirka Bulashada iyo Maamulka
Waxaa sidoo kale inta kulanka uu socdey Bulashada loo sheegey Doorka Bulshada ee Mashruucaan iyo Lahaanshiyo Bulsho oo ay u dheertahay Isku Filnaasho.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya