WARARKA Mashruuc Burjikooyin loogu qeybinayo dadka danyarta oo laga Bilaabay Burco. By admin - March 6, 2025 0 43 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer laga daah furtay mashruuc dadka danyarta ah loogu qeybinayo burjikooyin casri ah si looga hortago xaalufinta dhirta iyo Deegaanka. Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/03/warka-samow-magaalada-BURCO-.mp3