Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud dibu dhiska iyo Guriyeynta Dowlada Jubbaland Mudane Cabdiwahaab Axmed Ismacil oo ay wahelinayeen Masuuliyiin kale Oo ka tirsan Jubbaland iyo Madax ka soctay Hay’adda GIZ ayaa gaaray Deegaanka Goobweyn.
ujeedka Socdaalka Masuuliyiinta ayaa la xidhiidhay xadhig jarka Mashruuca Biyo xireenka Deegaanka Goobweyn oo ah Mashruuc muhiim u ah Bulshada Deegaanka Maadaamo ay Dhibaatooyin badan ay la kulmaan xiliyada fatahaadaha Wabiga.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya