Mashquul xooggan oo laga dareemayo Goobaha lagu sameeyo Macmacaanka ee Magaalada Dhoobley.

0
115

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu sameeyo Macmacaanka ee Magaalada Dhoobley ayaa laga dareemayaa mashquul aad u xoggan maadaamo ay nagu soo food leedahay ciidul fidriga goobaha lagu diyaariyo macmacaanka sida buskudka,xalwada ,shuushumowga ,iyo macmacanka kale ayaa aad looga dareemaya mashquul xoogan.

Qaar kamid ah Ganacastada Iibiya Macmacaanka ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay ugu diyaar garoobeen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya