Mashariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Alaay baday oo xariga laga jaray.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka magaalada alay bade somaliland ayaa xariga ka jaray mashaariic kala duwan oo laga hirgaliyay magaalada.

Munasabad mashaariicdan xariga looga jarayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka magalada waxgarad iyo boqolaal shacab ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya