Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashaariic Lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha magaalada baraawe sida Dib udhiska isbitaalka weyn ee Baraawe iyo Wadada weyn ee Xiriirisa Garoonka Diyaaradaha ayaa Ka Bilowdey degmadaasi.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa