Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caasimadda Dowladda KGS ee Baraawe waxaa ka qabsoomay munaasabad lagu wareejinayay dhismaha wadada Garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta TB-da ee magaaladaas, waxaana lagu wareejiyay shirkadihii ku soo guulaystay dhismaha goobahaas si ay ugu hawlgalaan.
Mashruuca oo ah Mashruuca ka soo Kabashada Xasaradaha ee Soomaaliya (SCRP) oo hoos taga fulinta howshan Wasaaradda Maaliyada XFS Waxaana maalgelinaya Bankiga Aduunka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa