Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo Taabgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowalada goboleedka Galmudug islamarkan ay maalgelineyso Dowalada Norway kaas oo laga dhax dhigay degmada Hobyo
Mashruuca ayaa kor u qaadaya sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa kaabayasha dhaqaalaha iyo goobaha danta guud.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa