Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Maaliyada mamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa ka hadalay dadalada hormarined Puntland iyo halka ay mareyso mashariicda laga fulinyo Puntland.
Goobaha laga fulin dono masharciida waxa ka mid ah lamiyada Dakada bosaso iyo xarumaha muhiim u ah bulshada reer Puntland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya