Mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo Deegaanada Waqooyi ee Gobolka Jubada Hoose.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha XFS oo ay weheliyaan Wasiirada Beeraha Dowlad Goboleedyada ayaa kormeeray shaqo ku tagay degaanada yoontooy qaamqaam Xaaji Wayne iyo Bulo Bartire.

UJeedka kormeerka ayaa ahayd indho indhaynta mashaariic hormarineed oo dhanka beeraleyda iyagoo kulamo la qaatay beeraleyda Degaanada hoos yimaada Magaalada kismaayo.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka jubaland ugaas ali adan sonkor ayaa ka warbixiyay u jeedka kormeerka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa