Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dawladda Hoose ee Degmada Burco ayaa Daah-furay laba Mashruuc oo laga hir geliyay Magaalada Burco, kuwaasi oo ay ka mid tahay Mashruuca Qashinka
Dahfurka Mashruucaan waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka socotey Maamulka Dowlada Hoose, Gudiga Qandaraaska Soomaaliland iyo marti sharaf kale.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya