Mashaariic Horumarineed oo laga dhagax dhigay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Koofur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kawarbixiyay Mashaariic Horumarineed oo u ka dhagax dhigay Degmada Xuddur ee gobolka Bakool Mashaariic Horumarineed oo ay kamid yahiin wado laami ah solar sistam, salldhig boolis iyo garoonka diyaaradaha Degmada xudur

Madaxweynaha Koofur galbeed ayaa Shacabka Demada Xudur ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan Mashaariicdan.

 

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya