Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan ayaa laga Hirgiliyay mashariic Horumarineed oo kala duwan kuwaasi oo ka qeeyb qadanaayo horumarka Degmadaasi.
Dhismaha xarunta Maamulka, Garoon Ciyareed iyo Isbitaalka Degmada ayaa kamid ah Mashriicda laga fuliyay Degmada Moqokori islamarkaana dhisamahooda u soo gaaray meel gabagaba ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa