Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Somaliland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Boorama sidoo kalena Xariga ka jaray waddo weyn oo laga hirgeliyey bartamaha Suuqa Boorama.
Munaasibad Kooban oo loo qabtay dhagax-dhigga dhismaha Garoonka Boorama waxaa halkaasi laga jeediyey hadallo ku aadan sida Xukuumada uga go’an tahay taabbogelinta dhammaanba waxyaabihii Bulshada Loo balanqaaday.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa