Masaajid Loogu Magac darey Shekh Cumar Faaruuq oo laga dhagax dhigay Degmadda Kaxda.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada kaxda oo kamid ah Degmooyiinka ku yaalo gobalka Banaadir iyo qaar kamid ah Culimaa’udiinka Degmada ayaa dhagax dhigay Masjid cusub oo dhawaan dhismahiisa labilaabi doono Degmada.

Masaajidkaan ayaa waxaa baahi weyn uqabay dadka ku nool Degmada kaxda oo kamid ah Degmooyiinka ku yaalo Magaalada Muqdisho ee xaruunta gobalka Banaadir waxa loogu magac daray Sheekh Cumar Faaruuq.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinya