Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo lagu daah furayay masjidka Islam Maxamed ayaa lagu qabtay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Putland.
xarig jarka Masjidka Islaam Maxamed ayaa waxa goob joog ahaa gudiga Masjidka, Odayaal dhaqameed, Culimada Magaalada iyo qaybaha kale ee bulshada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya