Markas Loogu tala galay in Wax lagu baro Agoonta Oo Laga Furay Magaalada Gaalkacyo.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Markas loogu talagalay in ay wax ku bartaan Ardeyda Caruurta Agoomaha ah ee waalidiintooda ay ku dhinteen Dagaalada iyo kuwa danyerta ah ayaa waxaa laga hirgaliyey duleedka magaalada Gaalkacyo.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya