Markas caruurta lagu bari doono qur’aanka oo laga hirgeliyay Guriceel.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayey margaska Al-Hidaaya litaxfiidul Qur’aan faraceeda Magaalada Guriceel islamrkaana wax lagu baridoono Caruurta kayar 8 Sano.

Waxa kaqeyb galay munaasabada furitaanka maamulka margaska Al-Hidaaya litaxfiidul Qur’aan culumaa’udiin walidiin iyo marti Sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya