Markab si toos ah badeecado uga keenay Shiinaha oo ku soo xirtay dekeda Muqdisho.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daah furayay Khad Cusub oo ah Maraakiibta Ganacsi ee ku soo xirta Dekadaha Dalka ayaa lagu qabtay Dekadda Weyn ee Magaalada Muqdisho waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan DFS iyo Marti sharaf kale oo lagu Casuumay Xaflada.

Barnaamijkan oo ay Qabtay Shirkadda Laamu Shipping limited ayaa suura galiyay in Markabkii Ganacsi ee ugu horeyay ee Toos uga soo baxay Shiinaha uu ku soo xirto Dekadda Muqdisho.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya