Marakaneecooyin daweeysan oo loo qeybiyay qoysas ku nool magaalada Boorama.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada caafimaadka Soomaaliland oo kaashaneysa Hay’adaha Unicef iyo Afayooko ayaa Magaalada Boorama ka bilaabay qeybinta markaneecooyin daweeysan oo gaaraya 160k oo xabo kuwaasi oo loogu tala galay in looga hortago duumada.Xasan Maxamed Cabdullaahi